Saraakiil ka tirsan Maxkamada ciidanka DF oo gaaray furumaha dagaalka (Sawirro)

Saraakiisha Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamadda qalabka sida, garahaan guutada sedexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka. Mas’uuliyiinta kormeeray fariisimaha ciidamada qalabka sida waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qeybta 27aad Maxamed Amiin Aadan Cabdulle iyo abaanduulaha guutada sedaxaad Ismaaciil Kuulow Tuurre. … Continue reading Saraakiil ka tirsan Maxkamada ciidanka DF oo gaaray furumaha dagaalka (Sawirro)